
Xamdi Axmed Siciid (Dhoolqaran)
Xamdi Axmed Siciid waa qoraa Soomaaliyeed oo xiiseeya suugaanta, aqoonta iyo horumarinta fikirka bulshada. Waxay qortay buugaag ay ka mid yihiin Naawil, Isha Ixtiraamka iyo Garasho, kuwaas oo xambaarsan fikrado iyo casharro kobcinaya fahamka, akhlaaqda iyo aragtida qofka.
Buugaagta uu qoray
Naawil , Isha ixtiraamka , Garasho
Nala Soo Xiriir