NAGU SAABSAN
WAXAAN KUU SAMAYNAYNAA
Jeldi buug waa xarun ka shaqaysa naqshadeynta jeldiyada , tafatirka iyo habeynta buugga iyo daabacaada bugaagata.
Maxaad Nagu Dooranaysaa ?
Hal-abuur
Naqshad kasta waxay ka bilaabataa fahamka sheekada buugga.
Tayo
Waxaan daryeelnaa faahfaahin kasta laga bilaabo jeldiga ilaa bogga.
Wada-shaqeyn
Qoraaga ayaan la soconnaa talaabo kasta ilaa buuggu diyaar noqdo.