
Cali Cabdullaahi Mukhtaar (Haider)
Cali Cabdullaahi Mukhtaar waa aqoonyahan da'yar oo uu u huray cilmigiisa iyo waqtigiisa iyo caqligiisa horumarinta bulshda iyo kobcinta hidaha akhriska iyo qoraalka ,waxa uu heerka kowaad ee jaamacada ka diyaariyay ganacsiga iyo maamulka casriga, waa qoraaga buugga maamul iyo mareyn
Buugaagta uu qoray
Maamul iyo Maareyn
Nala Soo Xiriir