JELDI BUUG · JELDIYADA
MAAMUL IYO MAAREYN
Qoraa Cali Cabdullaahi Mukhtaar (Haider)
Maamulka , Ganacsiga iyo Dhaqaalaha

DESIGN CONCEPT
2026
Buugga Maamul iyo Maareyn waa buug ka hadlaya aasaaska maamulka iyo sida loo maareeyo shaqo, koox ama hay’ad si hufan oo nidaamsan. Buuggu wuxuu diiradda saarayaa xirfadaha hoggaaminta, qorsheynta, go’aan qaadashada, abaabulka iyo maaraynta shaqaalaha iyo kheyraadka. Waa aqoon waxtar u leh qof kasta oo doonaya inuu horumariyo xirfaddiisa maamulka iyo hoggaaminta.
Naqshadda Maamul & Maareyn waxay isku darsanaysaa midabada buluugga iyo casaanka, kuwaas oo muujinaya kalsooni, hoggaan iyo firfircooni. Muuqaalka kooxaha shaqaynaya wuxuu astaan u yahay maamulka, wada-shaqaynta iyo go’aan qaadashada, halka 3D mockup-ku siinayo buugga muuqaal casri ah oo xirfad leh.
PRESENTATION SERIES
Mockups


